Guddi uu horkacayo C/rashiid Janan oo loo magacaabay baaritaanka dhacdadii Ceelwaaq

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday duleedka Ceelwaaq oo Ciidamo ka tirsan Kenya ku dileen dad rayid ah. Ciidamada Kenya ayaa deegaan ka tirsan Ceelwaaq ku dilay qof shacab ah, saddex kalena kaxaystay, kuwaasoo iyana markii dambe ay dileen, waxaana arintaas ka dhalatay caro xooggan iyo dibed … Continue reading Guddi uu horkacayo C/rashiid Janan oo loo magacaabay baaritaanka dhacdadii Ceelwaaq